Ciidamada amaanka oo qabtay Jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxa ay kusoo qabteen jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay lana doonayay in weerar loo adeegsado. Taliyaha qeybta Booliska gobolka Mudug, G/ Shexe Qaasim Sheekh Doon Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada amaanka oo qabteen jaakad qarayo ku jireen iyo … Continue reading Ciidamada amaanka oo qabtay Jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay (Sawirro)